Posts

Showing posts from August, 2021

WAA MAXAY EXPERT OPTION?!

Image
EXPERT OPTION waa Suuqa caalami AH oo ka mid AH Suuqa Yada Sida FOREX IYO IQ OPTION.                        EXPERT OPTION                      MUXUU KAGA DUWAN                      YAHAY SUUQADA KALE?! EXPERT OPTION Wuxuu kaga Duwan yahay Suuqa Yada kale in uu Suuqani yahay mid aad mar walba kusoo hagaagayso Isagoo xasiloon oo aan marna Qasnayn waxd mar marka qaar ugu imaanaysaa wajigii aad Shalay kaga Tagtay waxd markaa Fursad uhelaysaa inaad markaaba Shaqadaadii Shalay Halkii Kasii Wado Adoo in yar oo Taxliilin AH ku Daraya Xoogaa News ahna Soo Aqrinaya       LACAG INTEE LAEG AYAA LAGA SAMEEYA ?! Suaashani waa Ta inta badan Dadku Nasoo waydiiyaan waana Suaal mudan in laga Jawaabo EXPERT OPTION Hadaad cilmi geeda ama Khibradeeda Barato Waxd ka Faaidi kartaa Maalinkii 100-200$ inta udhaxayso Maaha wa...

WAA MAXAY 1XBET?

Image
Maanta waxd Fursad uhaysataa inaad ka Shaqaysato 1xbet oo ah meel aad ugu Hagaagi karto faaido kugu Filan oo aad Naftaada ku maaraynkato           SIDEE 1XBET LOOGA SHAQAYSTAA?!    1xbet waxaa looga SHAQAYSTAA labo qaab oo kaliya in aad saadaaliso ciyaaro sida ciyaaraha Gacanta kuwa lugta iyo kuwa teniska intaba Qaabka labaad waa inaad Games ciyaarto Si Aad lacag uga Samayso      QAADBEE LAGACTA UGALASOO BAXAA?! Qaabka lacagta loogala soo Baxayo waa Hab aad ufudud oo aad lacagtaada ku Dirsanayso master card kaaga ama perfect money gaaga  waxan Filayaa inaan Kaaga Jawaabay Suaalo badan oo AAD iska Waydiinaysay 1XBET kusoo DHAWOOW Website keena Waad ku Mahadsantahay Booqashadaada 
 Kusoo Dhwoow Page kayga wax kugusoo Dhawaynayaa Gacno Furan