WAA MAXAY EXPERT OPTION?!
EXPERT OPTION waa Suuqa caalami AH oo ka mid AH Suuqa Yada Sida FOREX IYO IQ OPTION. EXPERT OPTION MUXUU KAGA DUWAN YAHAY SUUQADA KALE?! EXPERT OPTION Wuxuu kaga Duwan yahay Suuqa Yada kale in uu Suuqani yahay mid aad mar walba kusoo hagaagayso Isagoo xasiloon oo aan marna Qasnayn waxd mar marka qaar ugu imaanaysaa wajigii aad Shalay kaga Tagtay waxd markaa Fursad uhelaysaa inaad markaaba Shaqadaadii Shalay Halkii Kasii Wado Adoo in yar oo Taxliilin AH ku Daraya Xoogaa News ahna Soo Aqrinaya LACAG INTEE LAEG AYAA LAGA SAMEEYA ?! Suaashani waa Ta inta badan Dadku Nasoo waydiiyaan waana Suaal mudan in laga Jawaabo EXPERT OPTION Hadaad cilmi geeda ama Khibradeeda Barato Waxd ka Faaidi kartaa Maalinkii 100-200$ inta udhaxayso Maaha wa...